Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg haaneedi.
Lamidka: haaneedi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed².
Lamidka: haneed
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur