haaneediQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed². Lamidka: haneedSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qurxinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qurxi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00