haasaawe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta. 2. Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.