haasaawi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld haasaawee.

Lamidka: haasaawee

haasaawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.

Lamidka: haasaawi