hakashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hako. ld hakad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hakoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-kaday, -katay)Macnaha:In yar joogsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hakadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan. 2. Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha. 3. ld hakasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0