hakis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld hakin.
- (fiis.) Summad: X. Dhalanka mareeg leh saagin ama madhxin oo wadajir ahaan caabbiga mareegta kula dhaliya xayir. Hakiska waxaa lagu cabbiraa oom.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

