halbowle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Xididdaha waaweyn ee wadnaha dhiigga ka qaada oo oogada wada gaarsiiya midkood. 2. Meel ama wax muhiim ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur