haleel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haleelid.
  2. 1. Wax la kulmid. 2. Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haleelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg haleel². ld haleel¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur