waafaq

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. 1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur