halmaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray. 2. ld halmaamid.
  2. Wax illoobid. ld hilmaan².

halmaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg halmaan². ld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.

hilmaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld halmaamid.
  2. ld halmaan².