hangoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Qalab qori oh oo labo gantood iyo gar soo godan leh oo reermiyigu xoolaha ku ootaan. ld hankool.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hankoolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:ld hangool.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00