hantaaqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

turaanturro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld turunturrayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhibaato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. ld dhib¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hataaqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hantaaqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hintaaqo

nitaaqo