harqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg harqi. ld hirqin. ld harqis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hirqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld harqin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

harqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun