hawaarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawaaran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. 1. Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho. 2. ld hawaarsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur