hawlid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hawl³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hawl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.
  2. Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
  3. 1. Qof shaqo u yeelid. 2. Cid dhibaateyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur