hawl
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.
- Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
- 1. Qof shaqo u yeelid. 2. Cid dhibaateyn.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha: