haylid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hayl². ld haylaamayn, haylyaamayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hayl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
  2. 1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².
  3. 1. Neef summad hayl ah u yeelid. 2. Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haylaamayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haylid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

haylyaamayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld haylid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur