heerinQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
heeranQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld heerin.1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.Wax la jaray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0