heeranQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld heerin.1. Wax la jaray noqosho. 2. Heerin u safrid.Wax la jaray ahaansho.
heerinQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran¹.