hees

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-so, m.l)

Macnaha:

  1. Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.
  2. Hees qaadid.