hiiliQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hiilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Digo xoolaad oo uruurtay.Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.ld hiili.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hiilliQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld hiili.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0