hilan
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)
Macnaha:
- 1. Wax hil lagu xiray ahaansho (weel). 2. Wax tankiisu u dhanyahay oo aan wax kale qaadi karin ahaansho (gaadiid).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

