hoggaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-aamo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xarigga awrta la rarto luqunta iyo madaxa lagaga xiro oo lagu wado. 2. Maamul sare ee hay'ad dowladeed u qaabilsan arrimo gaar ah. 3. Qof howl-wadeen ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur