hoolid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hool. ld hoolis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hool

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-olay, -oshay)

Macnaha:

  1. 1. Wax xoqid. 2. Timo, dhogor iwm hoobin. 3. Wax dub ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoolis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hoolid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur