xoq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Beeyo qolof lagu fujiyo oo aan saafi ahayn. ld xog¹, xog², xoq².
- ld xoq¹.
- 1. Wax ciddiyaha marmarin. 2. Wax hoolid. 3. Cusbo gaar ah carruur dabada ka gelin. ld xog³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

