horrayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg horree.

horree

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Ka h.: wax, wax kale hortiisa jirid.