hormarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.