hurgumidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hurgun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hurgunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo¹.(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0