caallir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas; caabuq. ld caallirid.
  2. Meel dhaawac ah hurgumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fasas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
  2. (daaw.) Dhaawac caallirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caabuq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hurgumidda meel dhaawac ah; fasas. 2. C. ah: nafley xoog lahayd oo jirro, nafaqo darro awgeed la tabar darreysay. ld caabaq¹.
  2. (daawo) Halaamacoodka caloosha iyo mindhicirka sida badan waxa keena fiirus ama baktiiriya ama cunno sumow; wuxuuna keenaa matag iyo shuban.
  3. 1. Meel dhaawac ah hurgumid. 2. Nafley tabar darreyn jirro, nafaqo darro iwm awgeed.

Lamidka: caabaq, fasas

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caallirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg caallir². ld caallir¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur