huuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg huur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
huurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Kulayl hawo la'aani keentay.(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.Nafley kulayl dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00