huyuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc¹.
  2. Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hunyuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld huyuc¹.
  2. ld huyuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur