idlaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhammaad.
  2. Wax aan wax ka harin ahaansho.

Lamidka: dhammaad

dhammaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.
  2. (nax.) Qeybta ugu dambaysa eray.