dhammaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.(nax.) Qeybta ugu dambaysa eray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
idlaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhammaad. Wax aan wax ka harin ahaansho.Lamidka: dhammaadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ebyoonaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ebyanaan.Lamidka: ebyanaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0