ifbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ifbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ifbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Muuqasho.
  2. 1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah noqosho.

Lamidka: Muuqasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur