ifbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Muuqasho.1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah noqosho.Lamidka: MuuqashoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
muuqashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg muuqo. ld muuqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0