iibin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg iibi. ld iibis.

iibi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Lacag badeeco ku beddelid.

iibis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld iibin.