gur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1
Isrogrogga: (-ray, -rtay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Geedo, timo iwm jarid. 2. (f.g) Wax meel yiil ka qaadid. 3. (f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur².
- 1. Gacanta bidix. 2. Gardarro.
- 1. Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur² (6).

