Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ilaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Wax beylah ka dhowrid. 2. Iska i.: khatar iska jirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur