ilbaxQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:I. ah: qof aqoon iyo waayo-aragnimo u leh nolosha magaalada.Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.