cunQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-nay, -ntay)Macnaha:1. Cunto quudasho. 2. Qaniinyo wax ku yeelid. 3. Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.