ilmaggaleen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

min

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nan, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
  2. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur