ilmasideenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Ilmaggaleen. ld ilmasid, ilmaside.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ilmaggaleenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:(c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ilmasidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:ld ilmasideen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ilmasideQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ilmasideen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00