min
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nan, m.l)
Macnaha:
- 1. Guri, aqal. 2. Ilmaggaleen, ilmasideen. 3. Kolay weyn oo timir ah. ld minan.
- Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

