imminkaQaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, AdverbMacnaha:Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
amminkaQaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, AdverbMacnaha:Hadda; eegga. ld imminka.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0