cag

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-go, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.

imminka

Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb

Macnaha:

  1. Goorta la joogo; hadda; haddeer; eegga. ld amminka.