ikhtilaafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².