sarfe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Daraasadda qawaaniinta ku salaysan dhismaha ereyada xagga samay-sankooda iyo xagga isrogroggooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur