jaalleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:1. Wadey; saaxib; jaal. 2. Qof shaqo, farxad, murugo iwm la qaybsada cid kale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
wadeyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:Jaal; saaxiib; rafiiq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
jaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00