wadeyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-yo, m.dh)Macnaha:Jaal; saaxiib; rafiiq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
saaxiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bbo, m.dh)Macnaha:Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
rafiiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Saaxiib; waday.La r.: qof la saaxiibid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00