jaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rafiiqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Saaxiib; waday.La r.: qof la saaxiibid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00